Musharaxiin iyo ergooyin ku qulqulaya Dhuusamareeb & amniga oo la xoojiyey

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay gaaray maanta Dhuusamareeb; Caasimadda Dawlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Marwo Xalima Ismail Ibrahim (Xaliimo Yarey) oo hogaaminaysa wafdigan ayaa warbaahinta uga warbixisay ujeeddada safarkeeda. Waxay sheegtay inay u tageen magaalada Dhuusamareeb qabashada doorashada buuxinta kursi ka bannaan golaha shacabka Soomaaliyeed oo degaan doorashadiisu … Continue reading Musharaxiin iyo ergooyin ku qulqulaya Dhuusamareeb & amniga oo la xoojiyey